Shirwaynaha 5aad Ee Ururka Qareenada Somaliland Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Hargaysa.
March 11, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirada wasaarada cadaalada,xidhiidhka golayaasha iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada ayaa ka qaybgalay shirwaynaha ururka qareenada somaliland oo maanta ka furmay magaalada hargaysa.

