berberatoday.com
Talaal Dalka UK Lagu Farsameeyay Oo Dalalka Yurub Iska Joojiyeen Kadib Markii Dad Udhinteen Oo Qaarada Afrika Lagu Soo Daabulayo
March 11, 2021 - Written by admin
Dalka Denmark ayaa isna Joojiyey Isticmaalka Talaalka Shirkada Astrazaneca ee laga leeyahay Dalka UK oo la khaashatay Jaamacada Caanka ah Ee Oxford. .
Talaalka Shirkadan Astrazaneca oo Bilawgiba muran ka bilawday Natiijada Daraasadka ay Sameeyeen iyo Tijaabaadkii ay qaadeen si loo sugo badqabkiisa iyo waxtarkiisa.
Inkastoo Aakhirkii Dalalka EU da aqbaleen in la isticmaali Karo maadaama ay jirto baahi wayni
Ayaa hada Dalal badan oo Yurub u badani F b joojiyeen Isticmaalkeeda ka Dib Markii Dadkii la Siiyey In badani u dhinteen.
Tilaalkan Dunida horumartay lska joojisay hada Waxa lagusoo daabulayaa Dalalka Qaarada Africa oo Isla todobadkan Haayadaha UNICEF IYO WHO Geeyeen Dalalka Ethiopia, Djibouti Oxford Somalia.
Qiimaha Talaalka Shirkada Astrazaneca ayaa ah ku dhawaad 2€ halka Ka Shirkada BIONTECH ee Jarmalka iyo Moderna yihiin inta. U Dhaxaysa 12-14€ Halkii Dose qiimahaas oo Lix Jeer ka sareeya ka UK lagu sameeyey.
https://www.dw.com/en/denmark-suspends-use-of-astrazeneca-covid-vaccine/a-56835406?fbclid=IwAR0gHZDvVuJPX87GeFBF4kFkF8UxMk78uNFxLImpINajlpNxlzNalB2GwOI
Axmed Cabdi Muuse
Germany

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews