berberatoday.com
Ururka Qareenada Somaliland Oo Doortay Hogaan Cusub”Daawo Muuqal
March 12, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirwaynaha Ururka Qareenada Somaliland Oo laba Cisho ka Socday magaalada hargaysa ayaa manta lasoo Gabo gabeeyay kaasi oo lagu doortay hogaanka cusub ee Ururka hogaamin doono 3sano ee soo socda.

Shirka ayaa lagu doortay gudoomiyaha ururka gdoomye Kuxigeenka iyo Xoghyaha Ururka.

Sidoo kale shirkan ayaa lagu doortay board ururka oo ka kooban 12xubnood,

Dhanka kale waxaa shirwaynaha gabo gabadii hadalo dardaaran iyo hambalyo ah ka jeediyay gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland,wasiirka wasaarada cadaalada iyo masuuliyiin kale.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews