berberatoday.com
Sheekh Axmed Eid Oo Ka Hadlay Rabshado Ka Dhacay Dugsiyada Nuuradiin + Salaama Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada”Daawo Muuqal
March 13, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Axmed Iid Oo Kamid ah Culimada Waawayn Ee Dalka Ayaa manta khudbadii salaada jimce kaga Hadlay rabshado ka dhacay dugsiyada sare ee Nuuradiin Iyo Salaama oo ay sameeyeen qaarkamid ah ardayda dhigata

Sidoo kale sheikh Axmed Iid ayaa xukuumada ugu baaqay in ay Waxyaabaha ka dhacay dugsiyadaa ay si cadaalad ku jiro u Eegto basle aanay siyaabo kale uga falcelin maadama ay Samuuliyadu saaran tahay xukuumada hadii ay tahay kuwa gaar loo leeyahay iyo kuwa dawladu leedahay.

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews