Wasiir Kuxigeenka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Tirada Arday Banaan Baxyo Abaabulaysay Oo Ay Xabsiga Utaxaabeen
March 14, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha iyo badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa sheegay in ay xidh xidheen arday katirsan dugsiga salaama oo abaabulayay banana baxyo dugsiga ka dhan ah kuwaasi oo samaystay shabakado ay ku xidhiidhaan.