Kenya Oo Ka Baxday Dacwadda Badda Ee Ka Dhaxaysay Dawladda Soomaaliya
March 15, 2021 - Written by admin
Hague(Berberatoday.com)-Dawladda Kenya, ayaa sheegtay in ay ka baxday dacwadda badda ee ka dhaxaysa Dawladda Soomaaliya, sababo la xidhiidha faafidda Xanuunka Covid_19.
Kenya waxay sheegtay i
n Xanuunka Covid_19 oo ku sababay inay xoogayn waydo Awooddeeda u diyaar-garowga iyo difaacidda Dacwadda Badda oo saddex Maalmood ka dib ka bilaabmaysa Maxkamadda Adduunka ee ICJ oo ku taalla Magaalada The Hague ee dalka Holland.