berberatoday.com
“Dowlada Somalia Qadiyada Badda Dhab Ayay Ka Tahay,Wayna Cadahay Inay Iyada Ku Guulesaneso Dacwada Iyada Iyo Kenya Ka Dhaxesa”Wasiirkii Hore Arimaha Debeda Kenya Aamina Maxamed Jibriil
March 16, 2021 - Written by admin
“Dowlada Somalia qadiyada badda dhab aye ka tahay,wayna cadahay in ay iyada ku guulesaneso dacwada iyada iyo kenya ka dhaxesa,Marka sidas lee yahay Somalia si fican aye isugu diyarisay dacwada badda”.
Waxa sidas dhahday mar la waresanayay Amina Mohamed Jabril oo horay uso noqotay wasirada arimaha dibada ee kenya.
Mar uu wariyaha waydiyay sual ah “Marwo Adiga arinta badda ma somalia aya la safan tahay misa dowladada kenya”?.
Marwo Amina Mohamed aya su’ashas waxay ugu jawabtay sidan”Haa anigu sinjigeeka waa Somali,arinta badda waxay ka dhaxesa labo dowlad oo kala ah Kenya iyo Somalia,Ee ogow amina iyo Somalia Kama dhaxeso”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews