berberatoday.com
Maamulka Sare Dawlada Hoose Degmada Berbera Oo La Wareegay 100 Talaagadood
March 16, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Maamulka Sare Dawlada Hoose Degmada Berbera Oo Ugu Horeeyo Guddomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Ahna Duqa Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin) Iyo Xoghaya Fulinta Dawlada Hoose Degmada Berbera Cabdikariin Aadan Siciid Iyo Agaasimaha Arimaha Bulshada Dawlada Hoose Degmada Berbera Xasan Cabdi Cali Ayaa Kala Wareegay Mu’asasada Al- ITHAR 100 Talaagadood Oo Lugu Tala Galay Qaboojinta Biyaha.
Mu’asasada Al-ITHAR Waxay Inta Badan Ka Shaqaysaa Arimaha Khayriga Ah.
Uga Danbayntiina Maamulka Oo Isku duuban Waxay U Mahad Caliyeen Mu’asasada Al-ITHAR, Waxayna U Sheegeen In Qalabkani Uu Kusoo Beegmay Wakhti Munaasib ah Oo Xagaana Soo galaayo Iyo Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan.
Waxayna U Balan qadeen In La Gaadhsiin Doono Goobaha Mihiimka U Ah Bulshada.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews