Talaalka AstraZeneca Oo Somalia La Geeyay Xili South Africa Iyo Dalaal Badan Oo Dunida Ah Ay Iska Diideen Isticaamlkiisa Iyo Xaaladaha Laga Arkay
March 16, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Talaalka AstraZeneca Oo Somaliya La Geeyay Xili South Africa Iyo Dalaal Badan Oo Dunida Ah Ay Iska Diideen isticaamlkeeda
Dalalka South Africa.Bulgaria. Denmark, Iceland Norway, Thailand. Taliyaaniga iyo Austria ayaa hakiyay Oo joojiyay dhamaan in dadkooda ay talaalkan Ku duraan sababo la xidhiidhaa in uu keeno xinjiro fadhiista dhiigga, Khatar Weyne ay ukeeni karto Qofka la buka fayruska koronaha iyo ka ka hortag ahaan uqaata labadaba.
Somaliya xiligan xanuunka koronaha Ayaa fara ba.an ku haya Iyadoo kiisaska koronaha Waliba nooca cusub Ee N501Y kaasi Oo dag deg u faafa si dag dag ahna usababaya dhimasho.
Khuburo arimaha caafimaadka falaaqeeya ayaa walaac badan kaqaba in dadka Somaliyeed loo soo waarido Talaal wadamada caalamka ugu horumarsani diideen oo saamayntiisa dhibaatana la arkay
Berberatoday.com