Xisbiga KULMIYE Oo Shaaciyey Magacyada Murrashaxiinta Ee Gobolka Togdheer
March 16, 2021 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo saaray liiska Murrashaxiinta xisbigaasi ee gobolka Togdheer, gaar ahaan murrashaxiinta golaha wakiillada iyo Golaha Deegaanka.
hoos ka akhriso Magacyada Murrashaxiinta

