berberatoday.com
Diyaarad Sida 65,000 Doze Oo Talaalka AstraZeneca COVID19 Ah Oo Somaliland Soo Gaadhay Iyo Shaki Badan Oo Laga Qabo Isticmaalkiisa
March 17, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Diyaaradii siday talaalka cudurka Covid19 ayaa shalay galinkii danbe ka soo dagtay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa.

Talaalkan oo noqonaya kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee soo gaadha Somaliland ayaa ah AstraZeneca, kaas oo lagu wareejiyey Wasaarada horumarinta caafimaadka Somaliland, 65,000 Doze.

Wasaarada caafimaadka ayaa sheegtay in talaalkan la siin doono dadka shaqaalaha ah ee safka hore kaga jira la dagaalanka COVID19 iyo shaqaalaha cashuuraha ururiya, kuwaas oo inta badan la kulma dad farabadan.

Xanuunka COVID19 ayaa maalmihii u dambeeyey aad ugu fidayey bulshada Somaliland.  

Talaalkan AstraZeneca ayaa wadamada qaarada yurub intooda badani iska joojiyeen isticmaalkiisa kadib markii lagu arkay inuu dhiiga qofka qaata talaalkani xinjiraw samaynayo wadne istgaana uu sababay dad badanina udhinteen Wadamada UK Sweden Denmark Germany Icland iyo dalal kaloo badan waxaana baadhitaan lagu wadaa talaalka laftiisa iyo sababaha uu dhimashada ukeenayo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews