Saldhigga Ciidamada Mareykanka Ee Baqdaad Oo La Weeraray
March 17, 2021 - Written by admin
Baqdaad(Berberatoday.com)-Toddoba gantaal ayaa Isniintii lala beegsaday saldhig marti-geliya ciidamada Mareykanka oo ku yaalla waqooyiga Baghdad, sida ay sheegeen ilo-wareedyo amni.
Waa wareeggii ugu dambeeyey weeraro is-daba joog ah oo Washington ay si joogto ah ugu eedeyso kooxo xidhiidh la leh Iran.
Weerarka xalay lagu qaaday saldhigga Al-Balad ayaan sababin wax khasaare nafeed ah ama waxyeello gaadhay saldhigga, sida uu sheegay sarkaal amni oo la hadlay AFP.
Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Baqdaad