Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Kor Ukaca Ku Yimid Qiimaha Shidaalka”Daawo Muuqal
March 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Cadaalada Iyo daryeelka Somaliland ee ucid ayaa ka hadlay kor ukac kuymid qiimaha shidaalka Sidoo kale xisbiga Ucid ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada ganacsiga oo isagu hortgaana suuqa xorta ah