berberatoday.com
Ehelada Wiil Ku Xidhan Hargaysa Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad, Dhaawacyo Loo Gaystay Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
March 18, 2021 - Written by admin

“Wasiir Kuxigeenka Arimaha Guduhu Wuxu Nagu Yidhi, Maxaa Saxaafada Indiin Geeyay Orda Aanu Sii Daynee Madaxwaynaha Iyo Inankiisa Soo Raali Galiya”Siciid Maxamuud Gahayr

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ehelada Aadan Xuseen Xaashi oo mudo kuxidhan magaaada hargaysa ayaa faah faahin ka bixiyay xadhigiisa,cida xidhay iyo waxa dhexmaray wiil uu madaxwayne biixi dhalay oo amray xadhigiisa.

Sidoo kale ehelada wiilka xidhan ayaa sheegay in inankooda gacan lagula kacay ismarkaana ay arintiisa goob jog uhaayeen taliyaha saldhiga ku yaala magaalada hargaysa.

Dhanka kale ehelada wiilka xidhan ayaa sheegay shakhsiyaad inankooda jidhdil ugaystay oo la socday wiilka uu dhalay madaxwayne muuse biixi.

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews