berberatoday.com
“Xadhiga Ardaydu Xal Maha, Culays Badan Ayay Dugsiyadu ku Hayaan Ardayda iyo Waalidiinta”.Mujaahid Cabdirisaq Alpha
March 18, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cabdirisaq Ibraahin Kooshin(Cabdirisaq Alpha) oo kamid ahaa lixdii Arday ee loo Af duubay Diyaaradii Somali airline, kaddib markii Xukuumaddii Maxamed Siyaad Bare Dil ku Xukuntay, oo Waraysi siiyey Telefishanka Xogreeb TV, ayaa dugsiyada gaarka loo leeyahay ku Tilmaamay Dhiig-miirato manaxayaal ah, isla markaana sheegay in laga qaado Ardayda dhaqaale aad u badan oo todobaadle iyo Bile ah.

Mujaahid Cabdirisaq Alpha waxa kaloo uu Xukuumada Somaliland ugu baaqay inay xoriyadooda isoo celiso Arday loo Xidh-xidhay inay rabshado wadaan.

Haddaba Waraysiga aanu la yeelanay, isla markaana uu kaga Hadlay arrimo badan Mujaahid Cabdirasaq Alpha waxa uu dhacay sidan.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews