berberatoday.com
Budhacad South African Ah Oo Dhaawac Iyo Dhac Hantiyeed Ugeystay Muwaadin Somaliya Oo Ganacsi Kuhaystay Xaafada Super King Johannesburg
March 19, 2021 - Written by admin
Johannesburg(Berberatoday.com)-Muwaandin Kale Oo Somali ah ayaa lagu dhaawacay Habeenkii Xalay Xaafada super king Ee Hoos Timaada Magaalada Johannesburg Ee Dalka K/Afrika
Xuseen iftin Ayaa lagu Magacaaba Dhibanaha Alle ha Caafiyee waxaana rasaasta lagu furay la sheegay in ay ka haleeshay Xabadaka
Xaalada Xuseen Iftin ayaa Naloo xaqiijiyay in ay tahay mid aan wanaagsaneyn oo uu ku jiro Koomo dhaqaatiirtane ay ay ku howlanyihiin daaweyntiisa
Kooxda burcada ah ee toogashada u geeyatay muwaadinka Soomaaliyeed Ayaa la Sheegay in ay baxsadeen iyagoona dhac u geeystay dukaanka ayna ka qaateen lacag kaash iyo adeeg kale oo fudud oo dukaanka yaalay
Si kastaba maalimihii ugu dambeeyay ganacsatada yar yar ee location-da ku leh dukaamaha Waxay wajahayeen dhibaatooyin so laab laabtay sida dilalka iyo dhaca ilaa iyo haatane ma jirto koox loo qabtay falalkii ugu dambeeyay ee lagu beegsaday Dhowr Qof Oo Soomaali, ah oo naftooda ku waayay dalkani K/Afrika
Bye

Abdihakiin Biif
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews