berberatoday.com
Magafayaal Madax Furasho Doonaya Ka Dilaacay Xuduuda Dalalka South Africa Iyo Zimbabwe Iyo Soomaali La Haysto
March 19, 2021 - Written by admin
South Africa(Berberatoday.com)-Dhalinyarada Usoo Haajiraysa/Tahriibaya Dalka South Africa Ee Dhanka Xuduuda Zimbabwe Kasoo Gasho dalka Koonfur Afrika Waxaa lagu Soo Waramayaa in ay Halkaas ay Kadilaceen koox Magafe ama Burcad Dadka waydiisanayso Madax Furasho
Warar aan helnay ayaa sheegaya in dhalinyaro Soomaali ah oo kusoo wajahnaa K/Afrika ay rag muqalasiin soomaali ah gacanta ugu jiraan lagane doonayo lacag farabadan kuwaasi oo lagu hayo Xuduuda Zimbabwe Iyo South Africa
Dhinac kale magalada Johannesburg Waxaa maalimihii ugu dambeeyay laga dareemay qulqulka dhalinyaro cusub oo Soomaali ah oo dalka so galay kuwaasi qaarkood mudo 3 bil ku dhow ay usoo safrayeen South Africa
South Africa Waxaa ku nool oo ganacsiyo xoogan ku leh kumanaan soomaali ah oo intooda badan ay ka xoogsadaan miiga Iyo magalooyinka dalka waxayne badanaa la kulmaan dhacdooyin joogta walow Dheef badane ay soomaalidu dalkan ku qabaan
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews