Dawlada Mareykanka Oo War Kasoo Saaray Khilaafka Doorashada Somaaliya.
March 20, 2021 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa walaac ka muujiyay jahwareerka ka taagan Doorashooyinka Soomaaliya, taasoo abuureysa hubanti la’aan Siyaasadeed oo khatar ku ah Amniga xasilloonida, iyo Horumarka dalka.
