berberatoday.com
Warbaahinta Imaaraadku Maxay Ku Sheegtay Shaqada Wakiilkii Uu Madaxweyne Biixi Ka Guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga ?
March 20, 2021 - Written by admin

Dubai(Berberatoday.com)-Warbaahinta Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa wax ka qortay Wakiil Dawladda Imaaraadka Carabtu u soo Magacowday Somaliland, kaasi oo Toddobaadkan uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga.

Wakaaladda Wararka ee Dawladda Imaaraadka Carabta oo Magaceedu yahay ‘wam’ ayaa sheegtay in Abdullah Muhammad Al Naqbi oo ah Wakiilka Xafiiska Ganacsiga Imaaraadka ee Somaliland uu Waraaqihiisa u gudbiyey Madaxweynaha Somaliland isla-markaana laga guddoomay.

Wakaaladda Wararka ee WAM waxay sheegtay in Al-naqbi uu Madaxweynaha Somaliland u gudbiyey Salaan uu uga siday Madaxda Dawladda Imaaraadka, sida Madaxweyna Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, Madaxweyne Ku-xigeenka Sheekh Mohammed bin Rashid Al Maktoum, Ra’iisul Wasaaraha iyo Dhaxal-sugaha Abu Dhabi ahna Taliye Ku Xigeenka Sare ee Ciidamada Imaaraatka Carabta, kuwaasi shacabka Somaliland u rajeeyay horumar.

Wakaaladdu waxay sheegtay in Madaxweynaha Somaliland uu Wakiil Ganacsigeedka ka guddoomay Salaantii uu uga siday Madaxda Imaaraadka, isagoo Madaxweyne Biixi u rajeeyay Shacabka Imaaraadka Barwaaqo iyo horumar.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews