Qaar Kamid Ah Dalalka Yurub Oo Lagaga Dhawaaqay Xayiraad Hor Leh
March 21, 2021 - Written by admin
Paris(Berberatoday.com)-Inta badan dalalka Yurub ayaa waxa ay dib ugu laabteen xayiraadihii lagu xakamaynayay faafitaanka cudurka Covid-19, xilli mowjaddii saddexaad ee cudurkaasi halkaas laga diiwaangeliyay.
Afarta todobaad ee soo aaddan, ayaa qiyaastii 21 milyan oo qof oo Faransiis ah ayaa waxaa qasab ku ah inay caddeeyaan sababta ay doonayaan inay guryahooda uga soo baxaan.