berberatoday.com
“Sannadkan Gudihiisa Waxa Qorshuhu Yahay Inay Fulaan Afar Mashruuc Oo Waa Weyn”Mayar Cabdishakur Ciddin
March 21, 2021 - Written by admin
“Sannadkan Gudihiisa waxa qorshuhu yahay in ay fulaan afar mashruuc oo waa wayn oo kala ah:-
1. Mashruuca Hormarinta Xeebta Dalxiiska Batalaale (Beach Resort Development).
2. Geerashka Gaadiidka Xamuulka (Truck Parking).
3. Wadada Tagaysa Godka Cusub ee qashinka magaalada Berbera.
4. Beerta nashada Berbera (Berbera Public Park).
Mashariicda waxa laga fulinayaa Mashruuca Hormarinta Berbera oo ay maalgalinayso Midawga Yurub isla markaana ay fulinayso Haayada UH-HABITAT”.
Maayarka Degmeda Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan
@Shirka Gudida farsamada Mashruuca Hormarinta Berbera.
March 21/22, 2021

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews