Warbaahinta Madaxa Bannaan Oo Looga Yeedhay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Iyo Sababta
March 21, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa kulan wada tashi ah ugu yeedhay warbaahinta dalka oo dhan.
Waxaana sidan lagu sheegay war-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta Somaliland.
