Muxuu Yahay Qorshaha Trump Ee Ku Soo Rogaal Celinta Baraha Bulshada?
March 22, 2021 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynihii Mareykanka Donald Trump ayaa dhawaan dib ugu soo laaban raba isticmaalka baraha bulshada, sida uu sheegay la taliyihiisa.
Trump wuxuu dib u furan doonaan boggag isaga u gaar ah.
“Waxaan filayaa in madaxweyne Trump uu dib ugu soo laaban doono baraha bulshada muddo laba ama saddex bilood gudahood” ayuu yidhi Jason Miller oo la hadlayay warbaahinta Fox News.