Dab Kacay Meherado Ganacsi Oo Ku Yaala Magaalada Wajaale Dhinaca Itoobiya Iyo Khasaaraha Iyo Khasaaraha Kadhashay
March 23, 2021 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Waxaa xalayfiidkii abaaro 8;00 habeenimo dab qabsaday meherado gancsiy oo ku yalaa magaalo ganacsiyeedka tog wajaale dhinaca ay maamusho itoobiya kaasi oo gaystay khasaare hantiyeed wali aanu sobobin mid nafeed.

