Madaxwaynaha Dalka Kenya Oo Hakiyay Khudbad Uu Jeedinayay Kadib Markii Uu Maqlay Eedaanka Salaada”Daawo Muuqal
March 23, 2021 - Written by admin
Tanzania(Berberatoday.com)-Madaxwayne Dalka kenya uhura kenyata ayaa sameeyay arin soo jeedatay dadka islaamka ah kadib isagoo khudbadayna markii uu maqlay eedaanka salaada uuna joojiyay hadalkiisii ilaa intii Uu dhamaanayay Eedaanka salaada duhur