“Xukumada Iyo Madaxdeedu Haday Faraha Iga Bixiwaayeen Waa Laygu Guban Doonaa”Musharax Shuceyb Maxamed Muuse”Daawo Muuqal
March 23, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharax Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse oo kamid musharixiinta xisbiga ucid golaha wakiilada ee gobolka maroodi ayaa si kulul uga hadlay faro galin ay musharaxnimadiisa ku hayaan xubno uuu sheegay in ay ku shaqaysanayaan shaadhkii dawlada
sidoo kale musharax shucayb ayaa canbaareeyay xadhiga Muxiyadiin Ibraahim aadan oo kamid ahaa ardaydii ay wada dhigan jireen dugsigii al furqaan oo isagu diiday warqad lagaga been abuuray inuu shucayb ahaa ardaydii ka baxday taasi oo ay soo diyaarsadeen koox ka amar qaada wasiirka isgaadhsiinta.