Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xil Axmed Xaashi Oo Katirsanaa Golaha Guurtida Somaliland”Daawo Muuqal
March 24, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle Ha,Unaxariistee waxaa maanta Magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay marxuum Xildhibaan axmed xaashi cabdi oo ku geeriyooday dalka turkiga Maydkiisa la keen dalka maantana lagu aasay xabaalaha magaalada hargaysa ee baqiic.
