Qaramada Midoobay Oo Sheegay In Aanay Taageeray Doorasho Hal Dhinac Oo Somaliya Ka Dhacda
March 25, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Qarramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM ayaa lagu sheegay in aan marnaba la aqbali doonin mudo korarsi ama doorasho hal dhinac.
