berberatoday.com
Wiil Uu Dhalay Muj Xasan Yoonis Habane Oo Si Adag Uga Hadlay Faro Galinta Ay Xukuumadu Ku Hayso Musharax Shucayb.
March 25, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamed Muj Xasan Yoonis Habane oo kamid Ah Dayartii Ay Dhaleen Haldoorkii usoo halgamay xoriyada Madaxbanaanida somaliland ayaa si kulul uga hadlay faro galin ay xubno xukuumada kamid ah ku hayaan musharxnimada shucayb maxamed muuse iyo dad arintaa loo xidh xidhay.

Sidoo kale  maxamed muj xasan yoonis ayaa sheegay in aanay ogolaanaynin iin la hagardaameeyo shakhsiyaad ay dhalinyarada ah ee hanka islamarkaana ay taageersan yihiin dhalinyaradii ay dhaleen halgamayaashii somaliland xoreeyey

Dhanka kale maxamed muj xasan yoonis ayaa hanjabaad culus udiray shakhsiyaad ku hawlan hardaamayta musharax shucayb maxamed muuse

 

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews