berberatoday.com
Dawlada Kenya Oo Sheegtay Inay Dalkeeda Kasaari Doonto Dadka Kasoo Jeeda Somaliya
March 26, 2021 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay dalkeeda ka tarxiili doonto Soomaalida ku dhaqan dalkaasi ee sharci la’aanta ah, Kenya waxay sheegtay inay si gaara u beegsan doonto dadka looga shakiyo argagixisada, kuwaas oo ay hantidooda la wareegi doonto.
Dowladda Kenya ayaa u muuqata inay qaadayso tallaabooyin kadib markii ay ku guuldaraysatay inay iska difaacdo Soomaaliya markii la tagay Maxakamadda ICJ Kiiskii Badda.
Kenya ayaa hore ugu dhawaaqday inay xidhi doonto Xeryaha Soomaalida badan ee qaxoontiga ah ku jiraan kuwaas oo ay sheegtay inay u qabatay laba todobaad oo aysan hadal ka galeyn go’aanka ay ku xidhayso.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews