Dawladda Turkiga Oo Weedho Culus Ku Canaantay Madaxda Dalka Soomaaliya Ee Is Mariwaagu U Dhaxeeyo.
March 26, 2021 - Written by admin
Ankara(Berberatoday.com)–Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay heshiis la’aanta saamilayda siyaasadda Soomaaliya ee ku aaddan hanaanka doorashada dalka.
