Guddida Xuquuqal Insaanka Itoobiya Oo Warbixin Ka soo Saaray Xaalada Gobolka Tigreega Iyo Tacadiyada Ay Ciidamada Eratariya Ka Gaysteen.
March 26, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Gudida xuquuqal Iinsaanka dalka Itoobiya ayaa warbixin kazoo saaray xagudubyada dagaal iyo xaalada gobolka tigreey ee ay sobobeen dagaaladii ka dhacay.
