Dowladda Soomaaliya Iyo Maamulka Puntland Oo Eedaymo Kulul is-weydaarsaday
March 27, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay in rasaas iyo qoryaha darandoorriga u dhaca oo ay ciidammada Puntland u adeegsadeen Dad si nabadgelyo ah ugu bannaanbaxayey magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag.
WASIIRKA QORSHAYNTA SOOMAALIYA JAMAAL MAXAMED XASAN 2021