Ciidamada Dawlada Somaliya Oo Sheegay Inay Dileen Madaxii Qaraxyada Alshabaab Ee Shabeelada Hoose
March 28, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ciidanka xoogga Soomaaliya ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen madaxii Qaraxyada Al-shabaab gobolka.
Sarkaalka la dilay oo magaciisa lagu sheegay Ismaaciil Jiis ayaa ahaa madaxii u qaabilsanaa qaraxyada Al-shabaab gobolka Shabeellaha Hoose.
Al-shabaab