Putland”Ciidamo Ka Gadooday Mushahar La,aan Oo Isbaaro Dhigtay Jidka Xidhiidhiya Garowe Iyo Gaalkacayo
March 28, 2021 - Written by admin
Gaalkacayo(Berberatoday.com)-Puntland:Ciidamo gadoodsan oo mushahar la’aan ka cabanaya ayaa muddo todobaad ku dhow ay isbaaro u taal waddada xidhiidhisa Garoowe iyo Gaalkacayo.
Wafdi heer wasiir ah oo la filayay i ay gaadhaan degmada Xarfo ee gobolka Mudug, si ay ciidamo tababar ugu soo xidhaan ayaa ka baaqday halkaasi.
Warar kale oo soo baxaya ayaa sheegaya in mas’uuliyiinta Dowladda ay qorshaynayaan iney diyaarad ku tagaan Gaalkacyo.
Mohamed Salh
Garowe Putland