“Siyaasadda Arrimaha Dibedda, Iyo Guduhuba Meel Fiican Baynu Maraynaa, Inkastoo Xilkii Wasiirnimo Iska Casilay”Faratoon.
March 28, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, oo xilka Wasiirnimo ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iska casilay, ahna Musharax u tartamaya Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay marxaladda siyaasadeed ee dalku halkay marayso, waxaanu tilmaamay in Xukuumadda talada dalka haysaa ay ka go’antay inay umadda wax u qabato, horumarna gaadhsiiso waddanka.
