Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Fasaxay Isticmaalka 50 Dollar Oo Dhawaan ay Joojiyeen.
March 29, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Baanka dhexe ee Somaliland aaa fasaxay isticmaalka 50dollar oo ay hore ujoojiyeen kadib markii sheegen in lacag foojari ahi dalka soo gashay
Maamulka baanka dhexe ayaa manta si rasmi ah ufasaxay isticmaalka 50dollar.

Berberatoday.com