berberatoday.com
Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Agabkii Iyo Shaqaalihii Kaadh Qaybinta Ee Gobolada Awdal, Togdheer Iyo Maroodi Jeex.
March 30, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka qaranka oo ay weheliyaan wakiilada xisbiyadu ayaa galabta kala diray shaqaalihii iyo agabkii ka hawlgalayay kaadh qaybinta codbixiyayaasha ee gobolada Awdal ,Togdheer Iyo Maroodi jeex oo ay ka bilaabmayso 31 bishan.

 

Sidoo kale masuuliyiinta komishanka ayaa bulshada reer Somaliland ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixiyayaasha oo muhiim u ah doorashada iyo in ay doortaan qofka ay u arkaan uu gudan karo xilka qaranka ee loo dooranayo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews