Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Soo Celiyay Tiro Kamid ah Musharraxiinta Golayaasha Deegaanka Dalka Ah Oo Buuxin Waayay Shuruudihii Sharciga Ahaa Ee U Yaallay!
March 30, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa saddexda xisbi qaran waxa ay dib ugu soo celiyeen qaar ka mid ah Musharraxiinta Golayaasha Deegaanka kuwaasi oo buuxin waayay shuruudaha u yaalla Musharraxiinta Golayaasa Deegaanka kuwaasi oo hore Liistadooda xisbiyadu ugu gudbiyeen Komishanka.
