berberatoday.com
Xisbiga Ucid Oo Komishanka Doorashooyinka Ugudbiyay Liiska Musharxiinta Golaha Wakiilada Ee Gobolka Maroodi Jeex.
March 30, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ayaa maanta Komishanka Doorashooyinka Ugudbiyay Liiska Musharixinta Golaha Wakiilada Ee gobolka maroodi jeex oo ka kooban 20 Musharax ee xisbiga ucid uga tartami doona gobolka maroodi Jeex doorashada isku sidkan ee fooda inagu soo haysa.

Sidoo kale masuuliyiinta komishanka ayaa ka gudoomay liiska Musharixiinta Ucid oo ay hubiyeen islamarkaana ay aqbaleen.

Dhanka kale liiska 20mmusharax ee xisbiga ucid uga sharaxan gobolka maroodi jeex ayaa waxaa kamid ah musharax shucayb maxamed muuse oo hada xidhan kaasi oo buuxiyay shuruudihii laga doonayay musharixiinta golaha wakiilada wallow uu wakhti xaadirkan uxidhan yahay xukuumada madaxwayne biixi islamarkaana xadhigiisu uu yahay mid siyaasi oo masuuliyiin xukuumada katirsan oo ay isku beel yihiin ku damacsan yihiin ay ku carqaladeeyaan musharaxnimadiisa iyagoo adeegsanaya awoodii dawlada ee laga rabay in ay bulshada dhex u ahaato.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews