Qoraa Caalami Ah Oo Isbarbar-dhigay Sida Somaliland Ugu Dhisantay Taageero La’aan Iyo Fashilka Dawladeed Ee Somaliya Oo Beesha Caalamku Ay Ballaayiin Dollar Ku Bixiso!
March 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gordon Peake oo ah qoraa Caalami ah, ayaa ka hadlay qadiyadda Ictiraaf-raadinta ee Somaliland, waxaanu ka warramay sida Beesha Caalamku Awoodda u saartay soo noolaynta Soomaaliyada Fashilantay, isla-markaana ay indhaha uga lalisay Somaliland.
