Xisbiga Kulmiye Oo Liisaska Musharixiinta Golaha Wakiillada Ee Gobollada Dalka Ku Wareejiyey Komishanka Doorashooyinka.
March 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa ku wareejiyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka guud ahaan liisaska murrashaxiintiisa uga tartami doona gobollada dalka doorashada Golaha Wakiillada oo qayb ka ah doorashada is-barkan ee u muddaysan in la qabto 31-ka bisha May ee sannadkan 2021.
