Madaxwaynayaasha Puntland Iyo Jubbaland Oo Dowladda Federalka Ku Eedeeyay Inay Xagal Daacinayso In La Isku Yimaado!
April 1, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynayaasha maamul goboleedyada Somaliya ee Puntland iyo Jubbaland ayaa war ay soo saareen Waxay walaac xooggan kaga muujiyeen in madaxda dowladda federalka ee somaliya ay xagal daacinayaan qabsoomida shir loo dhan yahay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho.
