Suldaanka Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Oo Ka Hadlay Halista Xanuunka Covid19, Kuna Baaqay In Loo Gurmado Dadka Abaaruhu Saameeyeen”Daawo Muuqal
April 1, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa ka hadlay xanuunka Covid-19, waxaanu guud ahaan Shacabka reer Somaliland ku booriyey inay taxadir iyo feejignaan badan sameeyaan, si aanu u fidin oo loo xakameeyo.
