Tapie(Berberatoday.com)-Boqolaal kale ayaa ku dhaawacmay Shilka oo ka dhashay Tareen iyo Gaadhi isku dhacay, kooxaha Gurmadka degdega ah ayaa ku hawlan samo-tabixinta dhaawaca.
War Qoraalka oo ay soo saartay Xukuumadda Somaliland ayay ku sheegtay in ay shacabka iyo Xukuumadda Taiwan ay uga tacsiyaynayso dadka dhintay islamarkaana ay murugada la qayb-sanayso.