Aas Qaran Oo Magaalada Ceerigaabo Loogu Sameeyay Suldaankii Guud Ee Habar Yoonis Bari Marxuum Suldaan Rashiid Suldaan Cali Ducaale”Daawo Muuqal
April 2, 2021 - Written by admin
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Allah Ha U Naxariistee Waxa Xabaalaha Magaalada Ceerigaabo Aas Qaranloogu Sameeyay Suldaankii Guud Ee Beelaha Habar Yoonis Bari Suldaan rashiid Suldaan cali Ducaale Oo maalintii Shalay Ku geeriyooday magalada ceerigaabo
Waxana Aaska Suldaanka ka Soo Qayb Galay Salaadiin Boqoro Caaqilo Cilima udiin Waxgarad Waayeel Masuuliyiinta Dowlada iyo Dadweyne kale Oo tiro badan
Sandaladii Uu hayay marxuumka Geeriyooday Ayaa Waxa Halkaasi Laga Shaaciyay In Lagu Wareejiyay Walalkii Oo Suldaan cabdiraxmaan Suldaan cali Ducaale