Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo Kulan Deg Deg Ah Ka Yeeshay Arrimaha Soomaaliya
April 2, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa kulan deg deg ah waxay ka yeesheen xaaladaha cakiran ee ka taagan siyaasadda Soomaaliya, waxayna baaq u direen dowladda Soomaaliya iyo dowladaha Xubnaha ka ah.
Kulanka Qaramada Midoobay ayaa ka dhacay magaalada New York ee dalka Mareykanka, waxayna madaxda dowlada Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ugu baaqeen iney si deg deg ah dalka uga qabtaan doorasho loo dhan yahay oo ku dhacda xasilooni iyo Caddaalad.
Golaha Amaanka Qarramada Midoobey