Mareykanka Oo Muddo Sanad Ah Ku Kordhiyay Cuna-qabateynta Dhaqaale Ee Saaran Somaliya.
April 2, 2021 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dowladda Mareykanka Joe Biden ayaa muddo hal sano ah ku kordhiyay cunaqabateynta dhaqaale ee saaran Soomaaliya.
