berberatoday.com
Ehelada Musharax Shucayb Maxamed Muuse Oo Sheegay In Uu Cunto Joojin Sameeyay Xaaladiisa Caafimaadna Oo Laga Dayrinayo”Daawo Muuqaal
April 3, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ehelada Musharax Shucayb Maxamed Muuse Oo Caawa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu cunto joojin sameeyay islamarkaana ay xaaladiisa caafimaad halis tahay isagoo xanuunsanaya

Sidoo kale Axmed Maxamed Muuse oo ay walaalo yihiin musharax shucayb ayaa sheegay in taliyaha saldhiga dhexe ee uu ku xidhan Yahay Axmed Dacawo Uu udiiday in ay arkaan eheladiisu mudadaa sagaalka cisho ee uu xidhan Yahay taasi oo sobobtay in musharax shucayb cuntada joojiyo kadib markii cadaadis la saaray loona diiday caruurtiisa,xaasaskiisu iyo cidkasta oo U imanaysay in ay usoo galaan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews