Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Doorashadii 2017kii Ee Madaxtooyada Lagaga Adkaaday Awooda Mayarad Hargeysa, Berbera Iyo Gabiley Iyo Qorshe Ay Hadda Doonayaan Inay Ku Waajahaan”Daawo Muuqaal
April 3, 2021 - Written by admin
Xisbiga Wadani Oo Wacad ku Maray Sidii Ugu Guulaysan lahaa Maayarada Dalka Doorashada Soo Socota Iyo kuwo Uu Sida Gaarka Ah Farta Ugu Fiiqay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaridka Ee wadani ayaa shaaciyay Qorshayaal ay damacsan yihiin doorashada soo socota iyo sidii Ay U hantiyi lahaayeen badi maayarada dalka Iyagoo sheegay in Ay Iskaashan doonaan xisbiga kale ee mucaaridka ah.
